Subscribe Us

header ads

Heesta Suuban - Lyrics

 wiilka calafku sooree

caashaq suuban helaye

nasiibkiisu siiyoow

wuxuu mawlo kugu simay

ala sama u dhalatoo

sinjigeedu wacan yahoo

sodonkii quraankiyo

sune lagu anqariyoo



sida loo barbaarshaa

kugu filan sareedee

sayid noqo ilaasha

sida wali karaamee

sida sabi sabaalee

sida hooyo wax u sii

sida hobal u hees

saacidadeedaad

ragba kaga sarayne

sida boqorad maamuus

wiilkan cawilku sahantee

caashaq saafi helayoow

ayaankiisu siiyee

wuxuu saatir kugu saday

sada samir u dhalatoo

sawraceedu bilan yahoo

sodonkii quraankiyo

sune lagu anqariyoo

dad la socoshadeeda

kugu filan sareedaa

sayid noqo ilaasha

sdida wali karaamee

sida sabi sabaalee

sida hooyo wax u sii

sida hoobal ugu hees

saacidadeedaad

ragba kaga sarayne

sida boqorad maamuus

Post a Comment

0 Comments