Subscribe Us

header ads

sergio aguero aya shegay inow Tagidono qadar asigoo Tababara ah

 xidigii hore ee atletico madrid , man city, Barcelona 


sergio aguero oo wadna xanun kuso boday bishii October kulana ciyared udhaxeysay Barcelona iyo Alaves bishii December ayow ku dhawaqay inow   fadhstay ciyarida kubada cagta gabi ahan  waxow tagidona koobka adunka e lagu qaban dono Qadar 2022 asigo haya shaqada tababarnimo ee xulkisa Argentina 

Post a Comment

0 Comments